“Dhulka Somaliland ee Boqol Sano Jirka Ah Booqasho Laba Maalmood Ah Laguma Beddeli Karo”Wakiilka Somaliland ee Kenya Barawaani”Daawo Muuqaal
April 19, 2025 - Written by admin
“Dhulka Somaliland ee boqol sano jirka ah booqasho laba maalmood ah laguma beddeli karo.
Dadka deegaanka tabashadooda waa kii Madaxweynaha Somaliland ka hadlay. Waa dad walaalaheen ah, dhibtooda lama jeclin,
balse dadaalkii ay wadday dowladda Somaliland waxaa burburinaya Xamse iyo Xasan Sheekh,” Danjire Barwaani.