berberatoday.com
“Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro Khudbad Sanadeediisa Beri Uu Ujeedinayo Sadex Qodob Wax Ka Bedel Haku Sameeyo”Xildhibaan Axmed-Khaliif
April 19, 2025 - Written by admin
Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro khudbad sannadeedka sida la sheegay uu berri jeedin doono, saddex qodob isbeddel ha ka muujiyo.
1- Waa in meesha laga saaro, dumarkii golaha la keeni jiray ee marka madaxweynuhu kelmad yidhaahdaba sacabka iyo mushxaradda isku deri jiray, kuwaas oo khudbadda dhabqin jiray, golahana karaamada ka qaadi jiray. Dhaqan aan wanaaagsanayn bay ahayd oo xukuumaddihii Kulmiye ee kala danbeeyay soo kordhiyeen.
2- Khudbaddii dheerayd ee 30ka daqiiqo soconaysay in lasoo gaabiyo, oo nuxur lagu ekaado. Waayo, hadalka dheeri nuxurka ayuu dilaa, hal muceed hadhow la qaatana ma yeesho. Sidaas darteed warbixinta siyaasad iyo dhaqan dhaqaale ee bulshada mid walba qodobbada ugu muhiimsan ee meelmarka ah awoodda ha saaro.
3- Waa in golaha fursad la siiyo, ay madaxweynaha wax ku wayddiin karaan, meelihii madmadow ka galana xog waafi ah ku dalban karaan. Waayo, iyaga ayaa shicibkii metela, mana aha looxaan meesha tuban oo inta wax lagu akhriyo, laga hor dhaqaaqo.
May be an image of 5 people and dais

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews