3 Bisha May Waa Maalintii uu Geeriyooday Madaxweyne Maxaruum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal
May 3, 2025 - Written by admin
Maanta oo kale Maanta oo kale 23 sanno ka hor (3 May 2002), waxa dalka Koonfur Afrika ku geeriyooday Madaxweynihii 2aad ee Jamhuuriyadda Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, isagoo xaalad caafimad wadankaasi u tagay.
Berbera ayaa lagu aasay 6 bishii May Alleha Unaxariiste.