Cabdimaalig Muuse Coldoon oo Xukun Xadhiga Iyo Ganaax Lacageed Lagu Xukumay
May 7, 2025 - Written by admin
Samo-fale Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa lagu xukumay 6 bilood oo xabsi ah , Coldoon ayaa bishii hore laga soo qabtay magaalada Berbera, isaga oo safar ahaa.
