berberatoday.com
Golaha Wakiilada Somaliland oo Saaka La Horgeeyay Mooshin Lagu Joojinayo Gabi Ahaanba Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya
May 10, 2025 - Written by admin
Qaar ka mid ah xildhibaannada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa soo gudbiyey Mooshin lagu dalbanayo in gebi ahaanba la joojiyo wada hadalladii dhex mari jirey dhinacyada dawladdaha Somaliland iyo Soomaaliya oo soo taxnaa 13-kii sano ee la soo dhaafay.
Mooshinkan ayaa sii xoojinaya go’aankii xukuumaddu dhowaan ku dhawaaqday ee meesha lagaga saaray wada hadalladii lala yeelan jirey dhinaca Muqdisho kuwaas oo sannadihii la soo dhaafay ka dhacay dalalka Ingiriiska, Imaaraadka, Turkiga iyo Jamhuuriyadda Djibouti.
May be an image of ‎8 people and ‎text that says '‎Gallaydh TV الّالّلسُاس_َام Xildhibaan Golaha Wakiilada Somaliland oo loo gudbiyey Mooshin lagu dalbanayo in la joojiyo wada hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya‎'‎‎

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews