berberatoday.com
Milatariga Pakistan oo Duqeymo Culus ku Gaarac Goobo Muhiima oo Kuyaala Dalka Hindiya Khasaare Laxaad Lehna Gaadhsiiyay
May 10, 2025 - Written by admin
Millatariga Pakistan oo duqymo culus ku qaaday salhigyo Millitary iyo garoomo diyaaradeed oo ku yaala gudaha Hindiya, hawlgalkaas oo loogu magac daray “Bunyan Marsoos”.
Hawlagalkan ayaa bartilmaameedsaday saldhig lagu kaydiyo gantaalada loo yaqaan Bhamos oo ku yaala gobolka Punjab ee dalka Hindiya dhanka kale waxaa goobaha duqaymaha lala beegsaday ku jira laba garoon diyaaradeed.
Sida laga soo xigtay ilo militari, dhammaan goobahan ayaa ku lug lahaa beegsiga duqaymihii ay dhawaan Hindiya ku qaaday Pakistan. Warbaahinta maxaliga ah ee Pakistan ayaa sheegtay in mareego dhanka Internet ka ah la jabsaday ka hor inta aan duqaymaha lagu ekeyn Hindiya.
Pakistan waxa ay sheegtay in aanay doonayn in ay heerkan gaadho, balse waxa ay ku qasabtay in ay samayso, kadib weeraradii May 7 ka dib, Pakistan waxa ay isla markiiba ka jawaabtay, iyada oo sheegtay in ay xaq u leedahay sugida aminigeeda si ay u ilaaliso madax-banaanideeda dhuleed.
Millitary-ga Hindiya ayaa sheegay in ay 26 goobood oo ku arkeen diyaaradaha drones loo yaqaan ee Pakistan iyaga oo sheegay in ay ka hawl galeen sidii loo xakamayn lahaa.
Dhanka kale waaxda Duulimaadyada rayidka ah ee Hindiya ayaa xidhay 32 garoon diyaaradeed halka waaxda duulimaadyada Pakistaan ay gabi ahaanba hawada dalka xidhay muddo cayiman.
Ilaa hada inta la og yahay 3 qof ayaa ku dhaawacmay duqaymo ay diyaaradaha Pakistan ka gaysteen magaalada Ferozepur ee gobolka Punjab sidoo kale guddoomiyihii gobolka Kashmir qaybta Hindiya ayaa ku dhintay duqaymaha ay Pakistan fulisay.
May be an image of ‎text that says '‎HTy به Pakistan oo duqaymo culus la beegsatay Saldhigyo ciidamada cirka Hindiya leeyihiin iyo kaydka sidoo kale xarumo lagu kaydiyo gantaalaha‎'‎

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews