“Galadagaalku Khaatumada Uu Ku Meeraysanayo Waligeed Somaliland Ayay Ahaanaysa Waa ONLF oo Kale,Xuduudka Somaliland waa Yoocada Waana Lama Taabtaan Cid Wax Ka Badali Kartaana MaJirto”Boqor Cismaan Buurmadow
May 12, 2025 - Written by admin
“ Xuduudka Somaliland waa Yoocada waana lama Taabtaan Cid wax ka badali kartaana ma Jirto,
“Galadagaalku Khaatumada uu ku meeraysanayo waligeed Somaliland ayay ahaanaysa waa ONLF oo kale, Daa’uud yare aabihiba igala dardaarmay”Boqor Cismaan Buurmadow