|
berberatoday.com
Wasiirka Maaliyada Iyo Horumarinta Dhaqaalaha Somaliland oo Xalay Kormeeray Dhoofka Xoolaha Xajka ee Dekeda Berbera
May 21, 2025 - Written by adminWasiirka Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha Somaliland Cabdillahi Xasan Aadan ayaa xalay Kormeeray Dekada Berbera, waxana halkaasi ku soo dhaweeyey Wasiirka Maareeyaha Haya’da Dekadaha Somalilnad Said Hassan Abdilahi iyo Maamulaka Kastamka Berbe4a Axmed Cabdiraxmaan Xariir iyo Maamulada heer Gobol Iyo heer Degmo ee Gobolka Saaxil.
Ujeedka Kormeerka Wasiirka ayaa ahaa insha indhaynta habsami u socodka dhoofka xoolaha ee Xiligan Xajka.
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() COMMENTS
|
||||
|