Wasaarada Beeraha Somaliland oo Dekeda berbera Ka Dalbatay Xafiis Lagu Baadhi Siidhka Beeraha ee Soo Dagaya
May 28, 2025 - Written by admin
Maareeyaha Hay’adda Dekedaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Said Hassan Abdilahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumaribta Beeraha JSL.
Weftiga Agaasimaha Guud iyo Maareeyaha HDJSL, ayaa ka wada hadlay sidii Wasaaradda Beeruhu ay Dekedda Berbera ugu yeelan lahayd Xafiis lagu hubiyo/baadho Siidhka ka soo dega Dekedda Berbera.