berberatoday.com
Cabdi Baaruud oo Ah Wiil Dhalinyaro Ah oo Samafale Ah oo Maxkamad Jigjiga Kutaalaa Ku Xukuntay Sanad Iyo Badh Xadhiga
May 29, 2025 - Written by admin
Cabdi Baaruud oo ka mid ah dhallinyarada ugu firfircoon deegaanka Soomaalida ayaa maanta Maxkamad ku taalla Jigjiga ku xukuntay 1 sanno 6 bilood oo xadhig ah.
Hore saddex dhallinyaro oo kale oo lala xidhay oo isugu jira Saxafiyiin iyo dhallinyaro baraha bulshada wax ku qora ayaa loo xukumay.
Cabdi Baaruud ayaa ah shakhsi inta badan dadka danyarta ah caawiya sidoo kale xuquuqda bulshada u dooda.
May be an image of 1 person and text that says 'Gal Galloydh audh TV Samafale Cabdi Baaruud oo maxkamad ku taalla Jigjiga maanta xukuntay.'

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews