“Cirro Wuu Naga Adkaaday Khibrad Diblumaasiyadeed oo Yaab Leh Ayuu Nagu Dilay Nairobi, Reer Koonfurow Hambalyo Aan Dhahno Maantoo Kale”Cali Yare Cali
June 1, 2025 - Written by admin
“Cirro wuu naga adkaaday khibrad diblumaasiyadeed oo yaab leh ayuu nagu dilay Nairobi, reer koonfurow hambalyo aan dhahno maantoo kale”
Meeshii Nairobi aheyd madaxweyne Cirro qibrad ayuu ku dilay midkii qasqaska ka ganacsanayay ee Soomaaliya inuu matalo lagula soo qaldamay.
Xasan Sheekh, Mudane Madaxweyne, fadlan dalka Kenya safiir aan Salon-yada ka shaqeeyn, sirta qaranka aan sunuud ku iibsan, adigana aan dilkaaga siyaasadeed shaqo ka dhigan fadlan Kenya keen waliba si aan daahis laheeyn.
” Siyaasi Cali Yare Cali ayaa sidaa hada yidhi.