berberatoday.com
Madaxweynaha JSL Cabdiraxmaan Ciro Iyo Madaxweynaha Maamulka Putland Siciid Dani oo Kulan Gaara Ku Qaatay Nairobi
June 3, 2025 - Written by admin
Madaxweynayaasha Puntland iyo Somaliland, Siciid Deni iyo Cabdiraxmaan Cirro ayaa yeeshey kulan-gaar ah oo saacado badan qaatay ku yeesheen magaalada Nairobi ee dalka Kenya, sida ay xaqiijiyeen ilo ka agdhow labada dhinac oo aan faahfaahin ka bixin waxyaabaha laysla meel-dhigey.
Puntland iyo Somaliland ayaa dhawaan dib u soo celiyey xidhiidhkooda, ka dib markii ay iyaga oo aan cidi u dhaxayn ay is-dhaafsadeen maxaabiistii dagaalka Gobolka Sool ee ku kala xidhnaa Garoowe iyo Hargeysa.
Isu-soodhawaanshan labada dhinac ayaa lagu sifeeyey iskaashi dhinacyada; Gancasiga, ammaanka iyo siyaasadda Soomaalida ku wajahan, maadaama Hoggaanka Puntland uu mar kale quud-daraynayo Hoggaanka Soomaaliya.
Inkasta oo uu xukumadihii hore jiray xidhiidh dhexmara Garoowe iyo Hargeysa, kulankan ka-fool-ka-foolka ah waa kii u horreyey oo yimi xilli uu dhexdooda ka dhismay maamulka SSCKhaatumo.
May be an image of 2 people and text that says '2025-6-2 WACAAL Madaxweynayaasha Puntland & Somaliland ku kulmay Nairobi. fcox ਹ @ilsanMedia'

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews