Ciidanka Socdaalka Mareykanka oo Baadi Goobaya Dad Bilaa Sharaciga Ku Jooga Dalkaas
June 4, 2025 - Written by admin
Ciidanka Imigrationka dalka Maraykanka ee ICE ayaa gudaha u galay xaafaddaha iyo meheradda ganacsiga Soomaalidu ku leedahay gobolka Minnesota.
ICE ayaa baadhis iyo dabagal ku bilawday Soomalida gobolkaasi, waxayna jeelka dhigaysa qof kasta oo aan haysanin sharciga dalkaasi. Soomali badan ayaa wadnaha farta ku haysa.