berberatoday.com
Dad Ku Dhintay Roob Daad Iyo Dabaylo Wata oo Ka Da,ay Dalka Koonfur Afrika
June 11, 2025 - Written by admin
BARIGA LONDON – Sagaal qof ayaa ku dhimatay Gobolka Eastern Cape kadib markii daadad xoogan oo ka dhashay roobab mahiigaan iyo dabaylo xooggan ay ku dhufteen gobolka
Waxaa la xaqiijiyay in lix meyd ah laga helay tuulada Decoligny ee Mthatha, halka hal meydad kale laga helay Tsolo, agagaarka Webiga Bedlana.
Qiyaastii 300,000 oo qof ayaa koronto la’aan ah, maadaama gobolka uu si daran u saameeysay dabaylo xoog leh, roobab culus, iyo baraf aad u badan 24-kii saac ee la soo dhaafay.
Waaxaha gurmadka ee Dowladda Koonfur Afrika ayaa sido kale baadi goob iyo badbaadin ugu jira dad wali la waayaanyahay.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews