Ciidanka Booliska Somaliland oo Digniin Culus Kasoo Saaray Baliyada Lagu Dabaasho oo Dhimashooyin Keena Iyo Dadka Tahriibta Ka Shaqaysta
June 18, 2025 - Written by admin
Ciidanka Booliska Somaliland ayaa digniin adag ka soo saaray tahriibayaasha kusoo badanaya gudaha dalka, gaar ahaan dhallinyarada ka tahriibaysa iyo kuwa Tahriibinaya dadka (Magafaha).
Qofka laqabto isago tahriibaya ama wax Tahriibinaya ayay Somaliland sheegtay in uu la kulmi doono Ciqaab adag.
https://youtu.be/3w7X1hfeC5I
Berberatoday.com