Isuduwihii Wasaarada Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guriyaynta Gobolka Saaxil oo Xilkii Iskacasilay
July 12, 2025 - Written by admin
War Deg Deg Ah Isuduwihii Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guriyaynta Gobolka Saaxil Ugaas Maxamud Ducaale Saleeban Talaabo oo Xilkii uu Wasaaradaas Ka Hayay Iskacsilay.
Kadib Markaan Warkaas Suuqa Ka Maqlay Ee Aan La Xidhiidhay Wuxu ii Xaqiijiyay Ugaas Talaabo Inuu Xilkaas Katagay Maamul Xumo Kaga Timi Wasaarada Iyo Masuuliyiinteeda Awgeed uu Qaadan Wayay Qaabkay Doonayeen Inuu Ula Shaqeeyo.
Ugaas Maxamud Ducaale Saleebaan Talaabo Wuxu Noqonayaa Masuulkii Uhoreeya ee Gobolka Saaxil Kasoo Jeeda ee Iskacilay Xukumada Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro ee Mudada 6 Bilooda Jirta