“Waanu Xidhnay Goobtii Caafimaad ee Wiilka 26 Jirku Ku Dhintay” Wasiirka Caafimaadka Somaliland”Daawo Muuqaal
July 12, 2025 - Written by admin
“Waanu Xidhnay Goobtii Caafimaad ee Wiilka 26 Jirku Ku Dhintay” Wasiirka Caafimaadka Somaliland”Daawo Muuqaal
Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa sheegtay in Xarumaha Caafimaad ee gaarka loo leeyahay in muddo saddex cisho gudaheed ku doontan Liisanka Wasaaradda Caafimaadka, hadii kalana ay ka qaadi doonan talaabo sharci ah, xarumahaana la xidhi doono.