berberatoday.com
Dawlada Sucuudiga oo Dil Deldelaada Ku Fulisay Muwaadiniin Itoobiyaan Ah
July 13, 2025 - Written by admin
Dawaladda Sucuudiga ayaa xukun dil ah ku fulisay laba qof oo ka soo jeeda dalka Itoobiya kuwaas oo lagu eedeeyey in ay dalkaas soo geliyeen maandooriyaha Xashiishada loo yaqaan taas oo ka mamnuuc ah waddanka Sucuudiga.
Sida ay baahisay wakaalada wararka ee dawladda Sucuudiga labadan shakhsi waxa ay qayb ka ahaayeen dad Itoobiyaan ah oo dhowaan dalkaas lagu xukumay ka dib markii lagu qabtay falal maandooriye iyaga oo faraha kula jira.
Sucuudiga ayaa bilaabay in uu tiirka ku xidho Soomaalida iyo Itoobiyaanka lagu eedeeyo in ay dalkaas soo geliyaan waxyaabaha maanka dooriya.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews