berberatoday.com
Dawlada Mareykanka oo Ku Cadaadinaysa Dalalka Japan Iyo Australia Inay Khasab Ku Taageeraan
July 13, 2025 - Written by admin
Dowladda Maraykanka ayaa ku cadaadinaysa dalalka Japan iyo Australia inay caddeeyaan talaabada iyo kaalinta ay ka qaadan lahaayeen haddii dagaal ka dhex qarxo dalalka Maraykanka iyo Shiinaha, kaas oo salka ku haya arrinta Jasiiradda Taiwan.
Sida ay warkan baahisay Jariidadda Financial Times waxa lagu sheegay in Elbridge Colby oo ah ku-xigeenka xoghayaha difaaca Mareykanka ee siyaasadda, uu arrintan si gaar ah ugu soo bandhigay wadaxaajoodyadii u dambeeyay ee uu la yeeshay masuuliyiinta difaaca ee labada dal. Ilaa haddana lama garanayo jawaabta ay madaxdaasi siiyeen Maraykanka.
Shiinaha ayaa si weyn looga cabsi qabaa inuu duulaan ku qaado Taiwan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews