berberatoday.com
Gudida Doorashooyinka Qaranka oo Kulan Iusgu Yeedhay Masuuliyiinta Sadexda Xisbi Qaran
July 16, 2025 - Written by admin
Xisbiyada qaranka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa kulan kula leh Komishanka Doorashooyinka Somaliland.
Xogo uu ilo kala duwan usheegeen Warbaahinta ayaa sheegaya in kulankaasi lagaga hadlayo arrimaha doorashooyinka soo socda iyo diwaangelinta codbixiyeyaasha la doonayo in la sameeyo ka hor inta aan doorashooyinka la gaadhin.
Kulankan ayaa ka dambeeyey shir ay xisbiyadu shalay la qaateen Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro).
Wixii warar ah ee ka soo kordha shirka u dhexeeya Komishanka iyo xisbiyada qaranka halkan kala socda.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews