berberatoday.com
Maantoo Kale 36 Sano Ka Hor 17 July 1989 Waxa Xeebta Jazeera ee Mudisho Lagu Xasuuqay 56 Qof oo Kasoo Jeeda Somaliland
July 17, 2025 - Written by admin
Maantoo kale 36 sannood horteed, 17/07/1989, waxaa xasuuq kadhacay Xeebta Jasiira.
36 sano ka hor caawa oo kale 16 July 1989, waxa magaalada Muqdisho ka dhacay xasuuq baahsan oo lagu laayay (AHN) 56 Qof oo shicib ah, kuwaasi oo kala ahaa Arday, Ganacsato iyo Shaqaale dowladeed oo dhamaantood kasoo jeeda Somaliland,
Dadkaasi ayaa laga soo ururiyay Xaafadaha Kaasoo Balbalaare, Hodan, madina, iyagoo qof walba laga soo qabtay gurigii uu ka deganaa magaalada Muqdisho, waxaana dadkaasi loo ururinayay qaab hayb qabiil ah Reer Sheekh Isaxaaq.
Xasuuqan waxaynu odhan karnaa waxaa loo fuliyay si ula kac ah, maadaama cidda howshan fulisay ay ahaayeen Ciidamadii Taliskii Siyaad Barre ee Dalka ka talinaysay, Gaarahaan Maslax iyo Canjeex.
Ninkan halkan sawirkiisu ka muuqdo waa Arday kujiray Jaamacada Xamar, oo kamid ahaa dadkii lalaayay. Halkaa falkaas uu kabadbaaday shaqsi Qudha oo layidhaa Cumar Muuse Mire.
Sida aan ka soo ururiyay maqaalo badan dadkaas waxay magacyadoodu ahaayeen Ahn sidan@
1.Ibrahim Hasan Gelle – US-OMC-somalia
2.Ibrahim H. Abdillahi Dirie – Businessman
3. Mohamed Ismail Ahmed – BUSINESSMAN
4.Yusuf Mohame Handulle – USAID
5.Abiwahab Farah Ahmed – Student
6.Mohamed Mohamud Abdi – Businessman
7.Hassan Aw Nur Barud – Businessman
8.Abdi Osman Dubad – Trader
9.Mohamed Musa Mohamed – Trader
10.Mohamoud Bacadle – Civil servent
11.Daud SH. Ibrahim.
12.Farah Ismail Awale – Student
13.Dahir Mohamed Jama Warfaa – Trader
14.Dayib Abdi Burale – Trader
15.Husein Omar Husein – Trader
16.Saeed Mohamed Mumin – Ass.pro.Lafole S.N.U
17.Musa Abdi Gaas – Businessman
18. Abdi Barre Osman – Graduate.
19. Barre Osman Abdi – Trader
20. Ali Aw-Muhumed Mohamed (burale) – Trader
21. Yusuf Abdillahi Roble – Graduate Dr.
22.Ali Mohamed Abdi – Student
23.Abdi Mohamed Abdi – Technician
24.Ahmed Yassin Omar Jama – Businessman
25.Mohamed Abdi Hassan – Businessman
26.Ibrahim Hassan Ege – Technician
27.Abdi Muhumed Daud – Businessman
28.Jama Mohamed Abdi – Trader
29.Ahmed Hassan Elmi(Dheereeye) – Sportsman
30.Rashid Mohamed Osman
31.Mohamed-Bashe Abdillahi Hebaan – Trader
32.Abdirahman Ahmed Dhimbil – Civil servent
33.Hussein Muhumed Farah – Civil servent
34.Abdirahman Mohamed Osman(beledi) – Trader
35.Abdirizaq Aydiid Mohamed – Student
36.Hussein Osman Jama – Student
37.Khadar Mohamed Ahmed – Student
38.Bihi Ibrahim Ahmed – Student
39.Hassan Nur Hersi – Student
40.Abokor Mohamed Yousuf – Trader
41.Hassan Guure Abdi – Trader
42.Khadar nuur Jama – Trader
43.Ahmed Yusuf Ibrahim – Trader
44.Mohamed Osman Jama – Trader
45.Hassan Abdi Muhumed – Businessman.
46.Matan Abdi Habashi – Student
47.Fuad Abdillahi Ibrahimshicib
48.Hussein Ali Aden – Businessman
49.Saeed Nur Musa – Businesman
50.Abdirahman Mohamed Bihi – Businessman
51.Abdifatah Ahmed Jiir – Student
52.Ali Mohamed Dirie – C.Serv
53.Jama Aden (barosin) – Civil servent
54.Hussein Kheyre Abdi – shicib
55.Warsame Dugsiye Reydal – Trader
56.Muhumed Abdillahi Warsame – Trader.
Alla hownaxariisto dhamaantood.
Ahmed.Ahmed

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews