Maamulka Putland oo Sheegay Inay Baadhayaan Xogta Rasmiga Ah ee Markabka Hubka Sida Kadibna Ay War Kasoo Saari Doonaan
July 19, 2025 - Written by admin
Puntland ayaa sheegtay in baadhitaan ay ku wadaan Markabkii Hubka siday ee ay qabteen , waxayna sheegen in ay bulshada u soo bandhigi doonan xogtiisa rasmiga ah ee Markabka.
Markabkan Hubka kala duwan ay saaran yihiin wali wax war ah ama sheegasho ah kamay soo saarin Dawladda Soomaaliya.