berberatoday.com
Madaxweyne Siilanyo Iyo Wafti Uu Hogaaminaayo Oo Safar Ugu Ambabaxay Gobolada Bariga Iyo Soodhaweyn La,aan Uu Kala Kulmay Deegaamada Gobolka Saaxil Hoos Ymaada
August 18, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)Safarkan Madaxweynaha Somaliland oo ay ku wehelinayaan masuuliyiin aad utira badan oo katirsan Xukumadiisa ayaa waxa uu kutagayaa Gobolada Bariga gaar ahaan Gobolka Sool caasimadiisa Laascaanood oo maalinta sabtida ay ka bilaami doonto diwaan galinta codbixiyayaasha ee doorashada la filayo inay qabsoonto horaanta sanadka 2017ka.

Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaan sidii hore loogu soo dhaweyn jiray aan loogu soo dhaweynin Degmooyinka Gobolka Saaxil hoos yimaada ee udhexeeya Jidadka Berbera iyo Hargeysa iyo jidadka Burco iyo Berbera, Waxaana lala xidhiidhinayaa soodhaweyn la,aantaas Madaxweynaha culsyka ay Xukumadiisu saartay Gobolka Saaxil awgeed iyo mushkilada ka dhalatay dhaxal wareejinta Dekeda Berbera ee Xukumadiisu ka kiraysay shirkada DP World.

Waxaanay wararka aanu ka helay deegaamadaasi sheegayaan in dadka deegaamadaasi ku dhaqani aanay haba yarate usoo bixin soo dhaweynta Madaxweyne Siilanyo iyo waftiga uu hogaaminayo oo Magaalada Berbera baas maare ku dhaafay oo aan kusoo leexanin safarkoodiina kutagay xarunta Gobolka Togdheer ee burco oo uu ilaa maalinta beriya ee Jimacaha joogi doono sida la sheegay subaxnimada Sabtidana ukalihi doono dhinaca magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool oo ay ka bilaami doonto diwaan galinta codbixiyayaasha.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews