berberatoday.com
60 Tahriibayaal Itoobiyana oo Ku Geeriyooday Doon Kula Qarqoontay Xeebaha Dalka Yemen
August 4, 2025 - Written by admin
ka badan 60 qof oo tahriibayaal ah ayaa ku dhintay ka dib markii doon ay la socdeen ku dhawaad 150 qof oo ku degtay xeebaha dalka Yemen oo cimiladu xumayd Axaddii shalay ahayd.
Doonta ayaa ku degtay gobolka Abyan ee koonfurta Yemen, waxaana la helay meydadka 68 qof, sida uu BBC u sheegay madaxa Hay’adda Socdaalka Caalamiga ee ee IOM.
Wuxuu sheegay in 12 qof la soo badbaadiyay, tobanaan kalena wali la la’yahay.
Inta badan dadka la laayay ayaa la rumeysan yahay inay u dhasheen dalka Itoobiya, ayay tiri IOM oo dhacdadan ku tilmaantay mid laga xumaado.
Yemen ayaa weli marin weyn u ah muhaajiriinta ka imaanaya Geeska Afrika ee u socdaalaya dalalka Khaliijka Carabta si ay shaqo u raadsadaan, iyadoo hay’adda IOM ay ku qiyaastay boqollaal qof oo ku dhintay ama lagu la’yahay doon ku degtay bilihii la soo dhaafay

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews