Nin Mayd oo Laga helay Xeeliga Bada Xabaalaha Saadada ee Berbera
August 7, 2025 - Written by admin
Alle Ha Naxariistee Qof Kale Oo Meyd Ah oo Nina Ayaa La Keenay Cusbataalka Berbera ,
Meydka Marxuumka Ayaa Laga helay Bada Xabaalaha saadada ee Magaalada Berbera, Ciidamada Booliska Ayaa wali ka warbixin dhacdadaasi marxuumka .