berberatoday.com
Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro oo Kormeeray Xarunta Madbacada Qaranka ee Hargeysa
August 9, 2025 - Written by admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta kormeer hawleed ku tagay Xarunta Wakaaladda Madbacadda Qaranka JSL.
Madaxweynaha waxa halkaa si diirran ugu soo dhaweeyey Maareeyaha iyo Maareeye ku-xigeenka Madbacadda Qaranka, iyaga oo uga xog warramay hawlaha muhiimka ah ee ay Wakaaladda Madbacadda Qaranku u hayso Qaranka.
Madaxweynuhu waxa uu soo kormeeray qaybaha kala duwan ee ay Madbacadda Qaranku ka kooban tahay iyo shaqooyinka kala duwan ee ay qabtaan. Maamulka sare ee Madbacadda Qaranku waxa ay Madaxweynaha ugu xog warrameen tallaabooyinka ay qaadeen iyo waxyaabaha u qabsoomay iyo baahiyaha aasaasiga ee u baahan in wax laga qabto.
Madaxweynuhu waxa maamulka iyo Shaqaalaha Madbacadda Qaranka ku bogaadiyey hawsha qiimaha leh ee ay u hayaan Qaranka, waxana uu faray in ay sii laban laabaan dedaalka.
𝐀𝐋𝐋𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐋𝐄𝐇
𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐂𝐢𝐠𝐞 (𝐃𝐞𝐲𝐫),
𝐀𝐟𝐡𝐚𝐲𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews