Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)oo Daah-furay Kulan Tababar Ah Iyo Aqoon Isweydaarsi Loo Qabtay Madaxda Cusub ee Hay’adaha Madaxa bannaan ee Dawladda.
August 16, 2025 - Written by admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta daah-furay kulan ah tababar iyo aqoon is weydaarsi loo qabtay Madaxda cusub ee Hay’adaha madaxa bannaan ee Dawladda.