“Guul Daradii Kulmiye Laguma Eedayn Karo Degaanka Maxamed Kaahin. Shacabka Wax Ucuntama Haddii Aad Ukeeni Waydo Waxay Ucodeenayan Siday La Tahay”Amb. Baashe Cawil Cumar”Daawo Muuqaal
August 17, 2025 - Written by admin
“Guul daradii Kulmiye laguma eedayn karo degaanka Maxamed Kaahin. Shacabka wax u cuntama haddii aad u keeni waydo waxay u codeenayan siday la tahay”. Amb. Baashe Cawil Cumar oo Telefishanka Qaranka u waramay ayaa sidaasi yidhi.