berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Faysal Cali Waraabe Iyo Adhi-caddays “Dowladda Lama Socdo Ee Markhaati Baan Ahay…”
August 20, 2016 - Written by Berbera Today

Adhi-caddeeye(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa Khudbad ka jeediyey Shir Madax-dhaqameedka Dhulbahante iyo Xukuumadda Somaliland uga furmay degmada Adhi-caddeeye ee gobolka Sool, waxaanu sheegay inaanu Xukuumadda la socon ee uu Markhaati ka yahay waxay ku wadahadlayaan Dhulbahante iyo dowladdu, waxaana Shirkaas furay Madaxweyne Axmed-Siilaanyo iyo Wefti uu hoggaaminayo.

GUDDOOMIYAHA UCID FAYSAL CALI WARAABE IYO ADHICADDAYS 2016

GUDDOOMIYAHA UCID FAYSAL CALI WARAABE IYO ADHICADDAYS 2016

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe, ayaa khudbadda uu halkaas ka jeediyey ugu garaabay Beelaha Dhulbahante, isla markaana hadallo Kaftan ah oo aad loogu qoslay iyo weedho kale oo duur-xul, waano iyo wax u sheeg ah ku daray Khudbaddiisaa, waxaanu sheegay in rabitaanka Beelaha Sool tabanayaan xataa Dastuurka loo furayo, waxay rabaanna loogu qorayo.

Haddaba, Guddoomiyaha UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ka jeediyey Shirkaa ka furmay Adhi-caddeeye iyo dhinacyada kala duwan ee uu taabtay, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews