Profesor Cabdi Ismaacil Samatar oo Quus Ka Jooga Siyaasada Guracan ee Somaliya Ayaa Usoo Jahaystay Dhinaca Somaliland
August 24, 2025 - Written by admin
Prof Cabdi Ismaaciil samatar oo quus iyo Niyad jab ka jooga siyaasada guracan ee Muqdisho ayaa la waydiiyay Su,aal u dhignayd
Sharci ahaan (union of act) midawgii somaliland iyo somaliyada fashilantay sharci ahaan haddii maxkamad laysla tago sharciyan qodobkaasi ma Shaqayn doona?
Prof-ka ayaa si Fudud wuxu ugu jawaabay Qodobkaasi gabi ahaanba meesha wuu ka baxay Mana jiro maanta xeer dabraya somaliland,
Maalintii aynu qaadanay nidaamka fadaralka dadka Reer Somaliland qayb kamay ahayn kumanayna jirin Mana khuseeyo maxkamadana iyagaa ku guulasan Doona sharci isku keen hayaana majiro.
