Afar Dhalinyaro Ah oo Ku Geeriyoodad Daad Ku Qaaday Dooxa Dhagaxle ee Degmada Seylac
August 25, 2025 - Written by admin
Alle ha Unaxariistee Afar (4) dhalinyaro ah ayuu Daad ku qaaday dooxo dhagaxleh ee degmada Saylac, kuwaasi oo hada la helay maydkooda.
Dhalinyarada oo deganayd deeganka Toqoshi ayaa rabay inay alaab degta kaga soo guraan gaadhi uu daadku xidhay.
Labo qof oo kale oo la socday 4 qof ee dhintay ayaa laga soo bad-baadiyay daadka sida Awdal History ay u xaqiijiyeen dadka deegaanku