Taliyaha Ciidanka Booliska JSL Sarreeye Guuto Cabdi Dheere ayaa ka hadlay maandooriyayaasha Xashiishada , Kiniin Iyo Khamri Ciidanku Gacanta Kusoo Dhigeen”Daawo Muuqaal
September 1, 2025 - Written by admin
Taliyaha Ciidanka Booliska JSL Sarreeye Guuto Cabdi Dheere ayaa ka hadlay maandooriyayaasha Xashiishada , Kiniin iyo Khamri Ciidanku gacanta kusoo dhigeen .
Dhanka kale Taliyaha ayaa ka hadlay arrimo la xidhiidha xaaladaha dhawaanahan kusoo kordhay dadka ajaanibka ah ee ku sugan gudaha dalka.