“Qof Walba Taariikh Ayaa Ka Hadhaysa, Raguna Wuu Kala Baxayaa Maalin Dhow”Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro”Daawo Muuqaal
September 14, 2025 - Written by admin
“Qof Walba Taariikh Ayaa Ka Hadhaysa, Raguna Wuu Kala Baxayaa Maalin Dhow”Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro”Daawo Muuqaal.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta hortiisa lagu dhaariyey Masuuliyiinta Hay’adaha Madaxa Bannaan ee Qaranka JSL, kuwaasi oo dhawaan loo magacaabay Xilalka Qaranka.