berberatoday.com
Hogaanka Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja oo Kulan La Qaatay Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland
September 30, 2025 - Written by admin
Hoggaanka Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa maanta yeeshay kulan muhiim ah oo ay kaga wada hadleen xaaladda Warbaahinta iyo iyo tabashooyinka dhanka sharciga aha ay qabaan.
Guddoomiyaha Ururka SOLJA Shaafici Maxamed Ibraahim ayaa guddoomiyaha u gudbiyay cabasho la xidhiidha xadhiga warbaahinta iyo dambiyada ay warbaahintu ku gasho mihnadda oo loo adeegsado Xeerka Ciqaabta Guud, taasi oo ay walaac wayn ka qabaan.
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee JSL Aadan X. Cali ayaa geestiisa soo dhaweeyay hoggaanka Ururka, waxana uu hoosta ka xarriiqay in garsoorku ixtiraamayo xorriyada warbaahinta ee xeerarka dhaqan-galka ahi jideeyeen isla markaana ay wixii awooda garsoorka waafaqsan ay kala shaqaynayaan. Sidoo kale guddoomiyuhu waxa uu siiyay tallooyin wax-ku-ool ah oo la xidhiidha sidii warbaahintu sharciga u ilaalin lahayd, masuuliyadna isaga saari lahayd xogaha ay bulshada u gudbinayso.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews