Hargeysa oo Lagu Qabtay Laguna Xidhxidhay 47 Qof Damacsanaa Inay Dastuurka Dawlada Xamar Hargeysa Ku Falkiyaan
October 20, 2025 - Written by admin
Sida warbaahinta loo xaqiijiyay Hay’adda Consilient ayaa ku eedahsan in ay doonaysay in Magaalada Hargaysa ku qabato barnaamij lagu Falanqaynayo Dastuurka Somaliya, arrintaasi oo saacadihii lasoo dhaafay gadood shacab sababtay.
Shaqaalaha la xidhay ay sida xogaha aanu ku helayno tiradoodu dhan tahay 47 qof oo 12 kamid ay ajaanib yihiin.