Ciidamada Badda Kacaanka IIraan oo Afduubay Markab Shidaal Siday oo Ka Baxay Deked Ku Taalla Imaaraadka”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
November 15, 2025 - Written by admin
Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa la wareegay markab shidaal oo ku socday Imaaraadka Carabta, iyadoo aan la oggaan sababta ay tallaabadan ugu dhaqaaqeen, sida ay werisey Reuters.
https://youtu.be/loquGuxuaqY
Berberatoday.com