Golaha Wakiilada Somaliland oo Sheegay Inay Lacag Dhan 750 Milyan oo Somaliland Shillin Ah Ay Kaga Qaybqaadanayaan Gurmadka Abaaraha Dalka Ka Jira”Daawo Muuqaal
November 19, 2025 - Written by admin
Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegay inay lacag dhan 750 milyan oo Somaliland shillin ah ay kaga qaybqaadanayaan gurmadka abaaraha ka taagan dalka.
Sidaana waxa maanta sheegay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon.