berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Taliyihii Hore Ciidamda Qaranka Somaliland Cismaan Dacas Oo Ka Hadlay Beer Muuse Biixi Ka Qaaday Oo Kutaala Duleedka Hargeysa
August 22, 2016 - Written by Berbera Today

Taliyihii Hore Ciidamda Qaranka Somaliland Cismaan Dacas ayaa Ku eedeeyay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi inuu ku haysto kana qaaday beer uu isagu leeyahay oo kutaala deegaanka Geed Deeble ee Duleedka Magaalada Hargeysa, beertaas oo Taliye Cismaan dacas sheegay inuu Muuse ka Qaaday xiliyadii dagaaladii Sokeeye kadhacayeen dalka gaar ahaan magaalada hargeysa sidaasna uu ku haystay mudadaas ilaa hada dacwad arinkaa la xidhidhana ku jirto Maxkamada balse Muuse Biixi cabdi uu taliyaha aan hada wax xil ah haynin uu ku muquuniyay awoodii Xisbil Xaakimka Kulmiye markasta oo dacwadaas la qaadayan uu kasoo xaadiri waayo Maxkamada

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews