Madaxweyne Trump oo Laga La Helay Laga Yaabo Inay Galaafato Xilkiisa Madaxweynenimo
November 19, 2025 - Written by admin
Congress-ka Mareykanka, ayaa fasaxay xogta nin lagu helay dambiyo ahaa in uu ka ganacsan jiray hablaha yar yar oo la odhan Jeffrey Epstein.
Ninka oo ku dhintay xabsi uu ku jiray sanadkii 2019, dacwadiisa waxa qayb ka ah oo lala xidhiidhiyey siyaasiyiin caan ah oo ay ku jiraan hogaamiyayaal hore , suxufiyiin iyo ganacsato .
Madaxweyne Donald Trump magaciisa , ayaa xogta ka soo muuqday , haddiii ay cadaato in uu ku lug lahaa , waxa uu waayi doonaa xilka Madaxweynenimo.