berberatoday.com
Dhawr Xabo oo Sigaara oo Aad Cabataa Waxay Saameyn Caafimaad Ku Yeelanayaan Wadnahaaga”Cilmi Baadhis
November 19, 2025 - Written by admin
#Digniin CAAFIMAAD: Cilmi-baadhayaal caafimaad oo ka socday xarunta ka hortagga xannuunnada wadnaha eeCigu sheegay in xogta la soo ururiyey oo lala akhriyey in ka badan 22 daraasadood oo kala duwan oo mawduucan laga sameeyey, lagana soo ururiyey in ka badan 330 kun oo qof, socotayna muddo labaatan sanno ku dhaw, ay muujisay sigaarku halista ugu weyn ee caafimaad ku yahay wadnaha, sababana geeri kedis ah.
Waxay cilmi-baadhistu sheegtay in sidoo kale xogtan laga soo ururiyey in ka badan 125 kun oo qof oo geeriyooday iyo ilaa 54 kun oo ruux oo kale oo xannuunada wadnuhu ku dhaceen lagu ogaaday in ay arrimahan ay sababeen wadno istaag, faalig iyo wadne-xanuun ka dhashay cabista sigaarka, iyadoo xiitaa la ogaaday in dadka aadka u yaraysta cabbista sigaarku ay halis weyn ugu jiraan dhimasho iyo wadno-xannuun halis geliya noloshooda oo dhan.
Sida daraasadan lagu sheegay in laba xabbo ilaa shan xabbo oo sigaar ah oo qofku maalintii cabbo, waxay 50% sare u qaadaa khatarta wadno-istaaga, halka ay 60% sare u qaado dhimashada qofka marka la barbardhigo qofka aan isticmaalin sigaarka.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews