Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro oo Amar Culus Duldhigay Diyaaradaha Hargeysa Rakaabka Ka Qaada
November 20, 2025 - Written by admin
Somaliland ayaa shirkadaha Diyaaradaha ku amartay in laga bilaabi 1-da December 2025 in dadka Hargaysa ka duulay ama imanaya aan lasii marin karin Muqdisho (Transit to/from Mogadishu) sabab la xidhiidha amaankooda awgeed.
