berberatoday.com
Soomaalidda Dalka Mareekanka oo Lagu Bilaabay Beegsi Sharci.
November 25, 2025 - Written by admin
Soomaalidda dalka Mareekanka oo lagu bilaabay beegsi sharci.
Joseph oo ah Madaxa hay’adda Socdaalka ayaa qorraal uu soo saaray ku joojiyay ogolaanshaha GREEN card ee Soomaaliddu dalbatay 20 jan 2021 ilaa 20 feb 2025.
Sidoo kale Madaxweyne Trump ayaa go’aamiyay in dib loo waraysto dadkii soo galay dalka intuu uu dalka ka talinayay Madaxweyne Biden. Waxaa kale oo Trump dhowaan joojiyay sharcigii ku meel gaadhka ahaa ee TPS ee Soomalidda dalkaas galay la siin jirey, iyo in dadka sharciga ku yimid xiligii Biden dib loo waraysto.
Soomaalidda Mareekanka ayaa wajahaysa dhibaato sharci iyo cadaadis gaara oo la saaray iyada oo Maamulka Trump il dheeriya ku fiirinayo Soomaalidda ka dib markii ay hor boodeen ilhaan iyo kooxdeeda oo Soomaalidda u abuuray cadaawad dhexdooda ah iyo mid dadka kale u qabaan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews