berberatoday.com
Gudida Diwaan Galinta Xisbiyada Iyo Ururada Siyaasada oo Maanta Shaaciyay Jidwalka Shirweynayaasha Xisbiyada
November 26, 2025 - Written by admin
Guddida Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta shaacisay jidwalkii rasmiga ahaa ee shirweynaha iyo shirarka guddaha ee saddexda xisbi qaran ee WADDANI, KAAH iyo KULMIYE, kaddib kulan ay iskugu yimaaddeen xubnaha guddidu.
Guddidu waxay xaqiijisay in muddada sharciga ah ee shirweynaha WADDANI tahay 5 sanoba mar, sida ku cad xeerka axsaabta. Sidaas awgeed. Shirka Golaha Dhexe ee WADDANI waxa lagu qabtaa 30–31 December 2025
Shirweynaha Xisbiga WADDANI waxa loo asteeyey 16 November 2026 Waxa lagu amray in habraacyada iyo foomamka rasmiga ah la buuxiyo laguna wareejiyo xarunta Guddida diuwaangelinta.
Guddidu waxay caddeysay in KAAH uu buuxiyey shuruudihii qabashada shirweynaha shanta sanoba mar. Shirka Golaha Dhexe ee KAAH waxa loo asteeyey 20 April 2026.
Shirweynaha 2aad ee Xisbiga KAAH waxa loo muddeeyey 19 April 2027
Xisbiga ayaa lagu wargeliyey in uu dhammeeyo habraacyada iyo diiwaangelinta shirka.
Guddida diuwaangelinta iyo ansixinta axsaabta Qaranku waxay faraysaa KULMIYE in uu 30 maalmood gudahood, oo ka bilaabmaya 26 November 2025, soo gudbiyo jidwalka rasmiga ah ee shirarka xisbigooda si waafaqsan xeerarka habraaca.
Guddida diiwaangelinta ayaa xisbiyada ku booriyay inay u hoggaansamaan jidwalkan iyo xeerarka diiwaangelinta si loo joogteeyo hufnaanta hawlaha axsaabta siyaasadda.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews