Fuulkaane Ka Qarxay Deegaamada Canfarta ee Itoobiya Iyo Jabuuti Udhexeeya
November 26, 2025 - Written by admin
Folkaanaha ka kacay deegaanka Canfarta ayaa lagu sheegay inuu aad uga duwan yahay kuwii hore ee halkaas ka dhici jiray.
Wararka hordhaca ah waxay tilmaamayaan in dad badan ay ku barakaceen maadaama uu ololkiisu iyo dhaq-dhaqaaqiisa dhulka uu sababay cabsi iyo khatar soo wajahday bulshada deegaanka.
Sidoo kale, folkaanahan ayaa soo jiitay indhaha caalamka ee dalxiiska, maadaama dunida ay aad u yar yihiin meelaha noocan oo kale ah, taasoo keentay in khubaro iyo dalxiisayaal ay halkaas u socdaal ugu yimadeen.