“Xisbiga Laba Meelood Loogama Wada Taliyo Xisbigani Wuxu Leeyahay Hal Gudoomiye Kaasina Waa Aniga(Maxamed Kaahin)Fariintan Katimi Gudida Diwaan Galintana Shalay Waxa Sii Sheegay Raadyaw Yar oo Muuse Agyaala”DaawoMuuqaal
November 27, 2025 - Written by admin
“Muusoow, Radio-haaga yar ee ku ag fadhiya ayaa noosii sheegay in gudiga Diwaan-galintu soo Celin doono xisbiyada qaar markaa adiga iyo Radio-haagaa yar midna kama taliyo Xisbiga Kulmiye..” Gudoomiye kaahin.Gudoomiye Maxamed Kaahin
https://youtu.be/1hGXmydyvDc
Berberatoday.com