Malab oo La Ogaaday Inuu Halis Uyahay Ilamaha Uurka Hooyada Ku Jira
December 9, 2025 - Written by admin
Malabka ayaa la ogaaday in uu halis ku yahay caafimaadka ilmaha caloosha hooyada ku jira , waxaana ku jira maadooyin aanu burburin karin dheef-shiidka hooyadu sida lagu sheegay cilmi-baadhis lagu daabacay barta Internet-ka ee Healthline .
Dhanka kale cilmi-baadhistu waxay soo jeedisay in hooyadu ay ka heli karto awood caafimaad malabka saafiga ah ee Shinidu ka samayso ubaxa dabiiciga ah , laakiin ay haboontay in xadiga ay cunayso ay kala tashato dhakhaatiirta.