berberatoday.com
Dawlada Maraykanka oo Hakiyay Bakhtiya Nasiibkii Lagu Iman Jiray Dalkiisa Ee DV Lotery-ga
December 20, 2025 - Written by admin
Barnaamijka Bakhtiyaa-nasiibka DV waxa uu sannad kasta siiya 50,000 oo fiisayaal ah muwaadiniinta dalalka aan helin socdaal ku filan Maraykanka.Xigashada Sawirka,usembassy
Qoraalka sawirka,Barnaamijka Bakhtiyaa-nasiibka DV waxa uu sannad kasta siiya 50,000 oo fiisayaal ah muwaadiniinta dalalka aan helin socdaal ku filan Maraykanka.
19 Disembar 2025
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa hakiyey Barnaamijka Bakhtiyaanasiibka Kaarka Cagaaran ee Maraykanka (DV), kaddib dilka laba qof oo ku dhintay toogasho wadareed ka dhacday Jaamacadda Brown toddobaadkii hore.
Nin u dhashay dalka Boortaqiiska oo lagu tuhunsan yahay inuu fuliyay weerarka, kaas oo la helay isagoo meyd ah Khamiistii, ayaa dalka soo galay kaddib markii uu ku guuleystay bakhtiyaanasiibka DV-ga Yurub ee sanadkii 2017, waxaana la siiyay kaarka cagaaran.
Xoghayaha Amniga Gudaha, Christie Noam, ayaa sheegtay in barnaamijka fiisaha si ku-meel-gaadh ah loo hakiyey, iyadoo la raacayo amarka Trump ee ahaa in la “hubiyo inaysan jirin dad Mareykan ah oo kale oo waxyeello ka soo gaadho barnaamijkan masiibada ah.”
Mas’uuliyiinta Mareykanka ayaa sheegay inay rumeysan yihiin in eedeysanaha, Claudio Neves Valente oo 48 jir ah, uu sidoo kale dilay borofisar ka tirsanaa Machadka Teknolojiyadda Massachusetts (MIT) oo la odhan jiray Nuno F Gomes Loureiro horraantii toddobaadkan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews