berberatoday.com
Warbixin Ay Soo Saartay Hay’adda Maalgashiga Caalamiga Ah Uqaabilsan UK, Ayaa Casriyeynta Dekedda Berbera Ku Tilmaantay Mashruuc Istiraatiji Ah oo Leh Saamayn Dhaqaale oo Ballaadhan.
December 20, 2025 - Written by admin
Warbixin ay soo saartay Hay’adda maalgashiga caalamiga ah u qaabilsan UK, ayaa casriyeynta dekedda Berbera ku tilmaantay mashruuc istiraatiji ah oo leh saamayn dhaqaale oo ballaadhan.
Hay’adda maalgashiga caalamiga ah ee Ingiriisku waxa ay xustay in casriyeynta dekedda Berbera ay wado shirkadda DP World, ee ballaadhinta marsadu ay tusaale u tahay sida maalgelinta dekedaha ee suuqyada soo korayaa ay u furi karaan fursado ganacsi, una yarayn karaan kharashaadka gaadiidka, kuwaasi dardargelinaya kobaca dhaqaalaha.
Warbixinta Hay’adda maalgashiga caalamiga ah ee UK ayaa lagu xusay ahmiyadda ay leedahay iskaashi lala yeesho hawl-wadeennada caalamiga ah ee khibradda leh, iyo isku-xidhka dekedda iyo mashaariic kale oo uu ka mid yahay Aagga Dhaqaalaha Berbera (Berbera Economic Zone).
Gebogebadii, warbixintu waxay iftiimisay in faa’iidooyinka dhabta ah ee Dekedda Berbera ay ka badan yihiin inta la cabbiray, isla markaana ay dekeddu leedahay muhiimad istaraatiiji ah oo ka baxsan adeegga dekedda, iyadoo noqon doonta tiir muhiim u ah kobaca dhaqaalaha, shaqo-abuurka, iyo horumarka dhaqaale ee Somaliland iyo guud ahaan mandaqada gobolka oo dhan.
Xafiiska Warbaahinta SPA

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews