“Innaga Is-ictiraafaynaa Adduun-weynuhuna Uu Ku Khasban Yahay….…Inay Koonfuri Wax Noqoto Waa Habeenkii Xalay-ahaayo Tagay..” Ambasador CAWIL
August 24, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee Wasaarada Maaliyadda Somaliland Ambassador Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa waxa uu sheegay inuu adduun-weynuhu ku khasban yahay inuu aqoonsado Somaliland, isla markaana waxa uu ka hadlay nidaamka dawladnimo ee wakhtigan laga yagleelayo Soomaaliya.
“Innaga (Somaliland) Is-ictiraafaynaa Adduun-weynuhuna Uu Ku Khasban Yahay Inuu Ina Ictiraafo…Inay Koonfuri wax noqoto waa habeenkii xalay-ahaayo tagay..”Ayuu Yidhi Ambasador Cawil
HALKAN HOOSE KA DAAWO