Xukumada Somaliland oo Xabsiga Kasii Daysay Siyaasi Jaamac Shbeel oo Loo Haystay Qaran Dumisnimo
December 20, 2025 - Written by admin
Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xabsiga kasii daysay Siyaasi Jamaac Shabeel oo muddooyinkii u dambeeyay Hargaysa ku xidhnaa sida uu xaqiijiyay Suldaan Cabdiwahaab Suldaan Cumar oo ah Suldaanka Siyaasiga.
